Jiir Joojiyay Shaqadii Cuslayd Ee Baanka

0
366

Bank ku yaalla dalka Urudun caasimadiisa Caman ayaa maalintii ciidda ka horaysay iyadoo dadku ay saf ugu jiraan qaadashada lacagta ay xanibantay qaybtii lacag bixintu.
Dhibataadan ku dhacday bank ayaa ahayd mid si kediso ah ku timi ka dib markii qalabkii lacag bixinta uu galay jiir.  Dadkii macmiisha ah oo iyagu u diyaar goraabayay  ciida ayaa mishkuladani  ay ku dhacaday.
Kooxdii baanka u qaabilsanayd hagaajinta qalabka ayaa baadhay sababta keentay in qalabkani istaago waxayna heleen jiirkan galay  oo madaxu ka go’ay. Waxayna noqotay arrin yaab leh oo aan hore looga diyaar garoobin, isla markaan aan la filayn.

Leave a Reply