18 Maalmood Ayuu Dukhsi Ku Noola

0
403

Wiil dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Jarmalka laguna magacaabo Denail aya muddo 18 maalmood ah cunto ka dhigtay dukhsiga. Wiilkan aya ku xanibmay mid ka mid Huteelada Ustarleiya halkaasi oo ay daadad xidheen. Wiilkan ayaa sida uu sheegay aan helin dariiq kale oo uu ku nolaado mudadii uu halkaasi ku xanibnaa.
Booliiska Ustereliya ayaa wiilkan ka soo saaray Hutelkan uu ku xidhmay waxaan la geeyay isbitaalka.

Leave a Reply