Wax Ka Barro Ribada

0
2306

Ribada macnaheedu luuqad ahaan waa siyaado (dulsaar).
Sharci ahaana waa siyaado (dulsaar) waxyaabo gaar ah, sida amaahda iyo laba shay laysku badalanayo oo la kala badiyo iyadoo in la kala badiyo aanay ahayn.
Noocyada Ribada
1. Ribaa Al Fadli (ribada gasha raashinka iyo lacagaha isku midka ah) shuruudeeduna waa is leegaysiin iyo in markiiba la kala qaato.
2. Ribaa Al-Nasii’ah (Deynta oo lacag la dul saaro) carabtii hore iyo yuhuuda ayaa isticmaali jiray xoolaha nool iyo lacagtaba way ku kala qaadan jireen.

Leave a Reply