Isha Ganacsiga Todobaadka

0
460

Isha ganacsiga todobaadkaย  waa xubin kooban oo aynu kusoo qaadan doono hadba ganacsi ka mid ah ganacsiga sida aadka ah uga dhex socda todobaadkaasi magaalda Hargaysa.
Waxaynu todobaadkan kusoo qaadanaynaa xoolaha oo hadda si aad ah uu ganacsigiisu uga socdo guud ahaan sayladaha dalka, gaar ahaan waxaad arkaysaa markaad tagto saylada mashquulka ka jira iyo ganacsiga ka jira, maadaama oo lagu jiro xiligii xajka, waxaana kor usii kacaya qiimaha neefka lagu kala iibsado.
 

Leave a Reply