Ingriiska: Ey Cunay Gabadh Yar

0
420

Gabadh yar  oo jirtay 6 bilood oo keliya ayaa ku dhimatay dalka Ingriiska ka dib markii Ey soo weerary.  Dadka gabadhan yar siday ayaa ku mashuquulay shil gaadhi oo markaasi dhacay. Mar ay arkeenweerarka Eyga waxay isku deyeen inay ka ridaan laakiin  isla markiiba Eyga yaa Ilmahan yar kala jaray.
Gabadhan yar ayaa dhakhtarka markii la geeyay la cadeeyay inay dhimatay.  Eyga ayaa sida la sheegay ahaa mid dad cun ah. Ciidanka Booliiska dilay Eygii ka dib markii shilka uu geystay.
 

Leave a Reply