Wuxu Dilay Markii Ay Tv-Ga Ka Xidhay

0
413

Tv-ga iyo barnaamijyda ka socda ayaa guri kasta sababa khilaafyo badan. Dadka aan dhaqan diineed lahayn ayaa taasi ku keenta inay dil geystaan. Nin u dhashay dalka Shiinaha ayaa dilay gabadhiisa ka dib markii ay u diiday inuu daawado Tv-ga oo ay ka socotay ciyaar kubadda cagta ah. Wiilkan oo 24 sano ah ayaa booliiska u sheegay inuu gabadhiisa dhex maray muran tartanka kubadda ah. Waxaana la sheegay inuu sun ugu diray sharaab ay cabaysay. Gabadhan ayaa Dhakhtarka loola cararay halkaasi oo ay markii danbena ku dhimatay.

Leave a Reply