Wuxu Qurxiyay Alaalaxayda Badda

0
440

Nin u dhashay dalka China ayaa laba sano ku qaadatay inuu ku dhamasytiro guri uu laha oo uu ku qurxinayay alaalaxayda badda.ย  Guriga ninka oo qiyaastiisu tahay 1500 mtr ayuu dhamaantii ku daboolay waxayaabaha quruxda badan ee laga helo xeeliga badda. Ninkan oo magaciis lagu sheegay Sewsheing daโ€™adiisuna tahay 58 sano ayaa gurigiisu ahaa mid nooca gaboobay ย ah laakiin wakhtigan wuxu ka dhigay guri casriya. Waxaana uu ku sameeyay 10,000 ย oo Alalaxayda badda ah.ย  Waxaana uu ku xushay midabo kala duwan oo indhahana soo jiidinaya.

Leave a Reply