Xayawaan Cusub Oo Qaabka Dadka Leh

0
589

Xayawaan aan hore loo arag oo u eeg muuqaalka dadka ayaa la sheegay in lagu arkay dalka Ingriiska. Xayawaankan oo laba baal leh sida balanbaalista waxa soo saaray Booliiska Scotland ee dalka ingriiska. Waxaana Booliisku ay qireen in xayawaankan baadhis lagu wado.( Police Evidence ).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here