Dadka reer Ukrain Oo Nin Siyaasiya Ku Riday Waxyaalaha Xashiishka Lagu Guro

0
434

Dadka reer Ukrain ayaa qalabka lagu qaado xashiishka ku tuuray siyaasi dalkaasi u dhashay xilna kahaya,ninkan ayaa ah ku xigeenka guddoomiyaha Barlamaanka dalkaasi Ukrain  oo lagu magcaabo Vitaly Zurawski.
Ninkan ayaa la qabtay isaga oo kazoo baxay maxkamada ,taas oo ay ka taaley dacwad la xidhiidha gaadhi uu jiidhay isaga oo cabsan,waxaana tan maalmo ka horeysay is casilaadii Alexander Danilhuck ,iyada oo ay is casilaadiisu ka dambaysay ka dib markii ay kooxo cadhaysani weeraro kala duwan ku qaadeen.
Waxaana ninkaasi laga soo duubay cenjeled,taasina waxay ka dhacday magaalo lagu magcaabo Mykolaiv oo ah mid kamid ah magaalooyinka waaweyn ee koonfurta Ukraine.

Leave a Reply