Badhtamaha dhulka kaynta ah ee dalka Usterliya ayaa laga helay geed sida la sheegay wax ka tari kara xanuunka Kansarka. Kooxda cilmi baadhayaasha ah ayaa sheegay in geedkani ku yaal dhulka kaynta ah ee waqooyiga Koyninsland ee Dalka Usterlia. Kooxdan aya sheegtay in geedkan loo yaqaan Blushwood. Kani oo si weyn waxtar ugu yeeshay xayawaano lagaga tijaabiyay xanuunka kansar. Waxaana cilmi baadhayaashu sheegeen in geedkan marka la dhamasytiro baadhistiisa uu 70% wax ka tari doono noocyada kansarka eek ala duwan.