Gabadhii Sabirka Badnayd

0
699

Gabadh ka mid ahayd Asxaabtii Rasuulka (scw) oo suuxdin lahayd ayaa Rasuulka u timi waxayna ku tidhi iga ducee xanuunkan suuxdinta ah.   Rasuulkuna (scw) wuxu ku yidhi waxaad kala doortaa inaan kaaga duceeyo oo aad bogsatid iyo inaad ku sabirtid oo aad Jannop gasho. Waxayna tidhi waxaan doortay janada , laakiin marada ayaa iga faydantee iiga ducee taasi.
Rasuulkuna (scw) wuu uga duceeyay, weligeed marka ay suuxdo kamay faydmin maradu.  Xadiisyadani Waxay inoo cadaynayaan sida Rasuulku (scw) asxaabtiisa ula jeclaa han weynida iyo inay ku hamiyaan inay jano galaan.

Leave a Reply