Gorgor Burburiya Dayuurad Bilaa Duuliye ah

0
389

Inkasta oo laga gaadhay heer aad u sareeya xagga technolagiyada haddana taasi may saamixin inay xanibto xayaawaanka iyo shimbiraha sare ee hawada ku jira.  Dalka Maraykanka Gogor ayaa hawada sare ku burburiyay dayuurad  ka mid ah kuwa aan duuliyaha lahyn. Diyaaradaasi ayaa  oo samada ku baabaday, ka dib markii uu mar qudha ku dhacay. Waxayna ku soo dhacday dhulka.  Sawir lagaga qaaday  hawada shilkan ayay soo bandhigtay Cambridge oo ku taala gobolka Masshoses ee dalka Marayknka.
 

Leave a Reply