Markii Uu Niyad Jabay Ayuuu Gurigiina Gubay

0
423

Nin Ingriis ah ayaa isku qarxiyay  gurigiisa dhexdiisa, ka dib markii ay gabadhiisu u sheegtay in aanay jeclayn.  Qaraxan ayaa ninka u bedelay inuu hilibkiisu gobol gobol ugu daatay guriga dhexdiisa.  Ninka oo da’diisu ahayd 42 sano la odhan Satrit Madr ayay isaga iyo gabadhiisa dhex maray khilaaf muddo soo noqnoqday.
 
Satrit ayaa gabadhiisa kula xidhiidhay telefoon iyadoo shaqada ku maqan, waxaana u weydiiyay inay jeceshahay iyo in kale.  Gabadha ayaa  ugu jawaabtay in aanay haba yaraate jeclayn. Wakhtigaasi ayuu isuguna jawaab ugu celiyay haddaba kaalay guriga aad dabka ka bakhtiiside. Markii ay guriga soo gadhaayna waxay aragtay in gurgii  meelah qaarkiis ay gubteen, inkasta oo aanu gurigu dhamaantiis wada guban. Waxaan la cadeeyay in ninkani guriga isku dhex qarxiyay.
 

Leave a Reply