Halista Libaax Badeedka Iyo Dalxiisayaasha

0
482

Gabadh macalimad ah oo u dhalatay dalka Maraykanka dalxiisna ku joogtay Dalka Koonfur Afrika ayaa sawir ka qaaday Libaax badeed weyn oo halis geliyay nafteeda.  Sida uu qoray wargeyska Daily mail gabadhan ayaa gashay qafas weyn oo xadiid ah meel u dhow xeeliga badda, halkaasi oo ay sawir  kaga qaaday.
Libaax badeedkan ayaa halis ku haya dadka dalxiiska ah iyagoo goobahaasi hore uu shilal uu sababay ay uga dheceen

Leave a Reply