Shimbir Soo Noqday Isagoo Spanish Bartay

0
385

Sida lagu daabacay wargeyska California shalay,  shimbir nooca loo la yaqaan Babqaaga  oo uu lahaa nin Ingriis lana waayay muddo afar sano ka hor ayaa shalay ku soo noqotay halkii ay ku barbaraaty.
Wargeyska oo waraysanayay ninka leh shimbirkan ayaa cadeeya in shimbirkiisu uu luqadda ingliishta yaqaanay laakiin imika markan uu soo noqoday  wuxu ku hadalayaa luqda Spanish ayuu yidhi .
Shibirka Babqaaga ayaa ah mid isagu kolba dadka uu la joogo luqadooda ku dhawaaqa.
 

Leave a Reply