Sigaarka Oo Khatar Ku Noqday Xasuusta Dhalinyarada

0
407

Dhalin yarada caadaysata caabitaanka sigaarka wax ay naftoodda ku hayaa khatar taas oo waxyeelo joogto ah ku ah maskada marka loo eego xasustooda iyo tacliintoodaba waxaana ku badta ilaawshiyaha.
Sida lagu baahiyey todobaadka daraasad ay daabacday telegraph. hadii aad joogtayso cabbitaan sigaarka kuna bilawdo dhalinyaronimada, waxa uu waxyeelaynayaa sigaarku maskastadaa waxaana kaa lumaaya xasuusta.
Waxaana kugu badanaysa iloowshiyaha Cilmi baadhistan oo lagu sameeyey dadka sida tooska u isticmaala Sigaarka laguna daabacday jariirda telegraph ee ka soo baxda wadan ingriiska, waxa ay si gaara u taabanaysaa dhalinyarada gaar ahaan ardayda dugsiyada dhigata  inu ku keeno hoos u dhaca xaga maskaxda ah ama garaadka gaar ahaan qaybta xasuusta ee maskaxda.
Sidoo kale waxay la kulmaan dhibaato xagga maskasda ah iyo xasuus la’aan saa’id ah
Cilmi –baadhistan oo lagu tijaabiyey 1,000 qof una badnaa dhalinyaro, kuwaas oo cabitaanka sigaarka caan ku ah ayaa da’da la qaatay waxay u badnaayeen dhalin yaro iyadoo dadkan su’aalaha la waydiinaaye ay u badnaayeen dadka d’adoodu u dhaxaysa da’da 18 ’21,26 ,32,iyo 38.
Inkasta oo xasuus xumaanta ay u adeegsandeen marka uu qofku ku bilaabo yaraan cabitaanka sigaar ayey sheegeen ayn keenayso inaanu qofkaasi tacliin ahaan dhibaato ay ku noqonayso waayo waxii uu xasuusan lahaaba waa uu luminayaa
Sigaarka waa maandooriye dhiba weyna waxaa uu u gaystaa caafimaadka bini aadamka xaga caafimaad iyo dhaqaale iyo xag diineedba.
 
 

Leave a Reply