Sarkaal Sare Oo Is Dilay

0
467

Sida ay cadeeeyeen warar rasmi ah oo ka soo baxay Koonfurta Kuriya, masuul sare oo qaabilsan dhinaca amniga ayaa is dilay maalintii Sabatida.
Sida la sheegay sarkaalka ayaa qaabilsanaa amaanka xaflad ay ku dhintaan 16 qof ka dib markii uu ku soo dumay goobtii xaflada lagu qabanayayย  markii ay dadku ka bateen ayna soo qabsadeen goobo aan loogu talo gelin in la qabsado… Sarkaalkan oo 37 jir ayay booliisku xaqiijyen inuu isagu iskii isu dilay, ka dib markii ay dhacay shilkani.

Leave a Reply