Doofaar Isagoo Maroodi U Eeg Dhashay

0
432

Dalka Shiinaha  ayaa la baahiyay sawir aan hore loo arag. Sawirkan ayaa ahaa Doofaar dhashay isagoo qaarka hore uga eeg maroodiga. Waxaana aad loola yaabay iyadoo aanu jirin xidhiidh xagga jinsiga ah oo ka dhexeeya Doofaarka iyo Maroodiga.
Doofaarkan oo ku dhashay deegaanka Jeeliin ee dalka China ayaa dhintay saacad ka dib dhalshdiisa. Waxaana la sheegay in aanu lahayn afkii uu wax ku cuni lahaa.  Dhakhaatiirta ayaa bakhtiga doofaarkan u qaaday goob shaybaadh ah iyagoo doonayay inay ku sameeyaan qaliin baadhis ah si loo ogaado sababta keentay muuqaalkan.
 

Leave a Reply