Feedhyahan Siidhiwalihii Dilay

0
661

Feedhyahan u dhashay dalka Kuratia ayaa xaakimka ciyaarta hagayay feedh ku legday.  Feedhyahanka oo ciyaarayay feedhka miisaank culus waxa ka guulaystay  feedhyahan u dhashay dalka Lutwaina.
Feedhyahankan ayaa markii  Xaakimka u iclaamiyay in laga guulaystay   hadalo kulul is waydaarsadeen siidhiwalaha, ka dibna feedh aad u daran ku dhuftay kaasi oo dhulka u dhacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here