Barnaamijyada Ey soo dhex Galay Istudyaha warka laga si dayanayay By admin - October 23, 2014 0 615 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ey ayaa subax hore si lama filaan ah usoo galay istudayaha Tv-ga ee laga sii daayo wararka cimilada. Eyga ayaa wariyaha caanka ah ee MikeSowell ruruxay. Waxaana qolka istudyaha ku jiraya dhamaan sawirqaadayashii iyo barnaamij akhriyayashii oo dhan .