Waxa ay Bakhtiisay ilmaheeda Si Ay Caan U Noqoto

0
453

Gabadh 29 jir oo aad u jeclayd inay caan noqoto lagana sii daayo Tv , jaraa’idka , Idaacadah caalamiga ah, laguna soo bandhigo warkeeda bogaga  Interntka ayaa ilmo yar oo ay dhashay isku dayday in bakhtiiso dhawr goor,  ka dib markii ay ku umushay Isbitaalka.  Laakiin nasiib wanaag waxa ka war helay  kalkaalisooyinka caafimaadka.  Gabadhan ayaa qiratay inay isku dayday inay disho ilmahan ay dhashay iydaoo doonaysay inay caan noqoto.

Leave a Reply