Saacad Lagu Iibinayo 15 Malyuun Oo Doler

0
397

Waxa lagu soo bandhigay  xarunta Khaner Greifs ee caanka ku ah ururinta  saacadah naadirka ah ee qarniii 20aad in la iibinayo saacad taala mataxfaka ( Meel lagu ururiyo alaabooyinka qadiimiga ah iyo kuwa hidaha iyo dhaqanka) weyn ee caasimadda Swtiserland. Saacadaasi aya lagu iibinaya qiime dhan 15 malyuun oo doller.
Saacadan ayaa la sameeyay 1933, iyadoo 3 sano qaadatay sidii loo samayn laha. Waxayna shaqaynaysay muddo 56 sano ah.

Leave a Reply