850 Mas Oo Guri Laga Soo Saaray

0
437

Guri  ku yaal magaalada Newyork ee dalka Maraykanka ayaa laga soo saaray 850 Mas, kuwaasi oo ay ku jiraan noocyo aad  halis u ah oo sun badan oo ay mamnuuc tahay in lay haysto.  Gurigan oo ku yaal xaafadda Shirley ayaa la sheegay inuu degan yahay RichardParrinello oo ah nin u sheqeeya dawladda hoose gaar ahaan qaybta ilaalinta xayawaanada. Waxaana loo malaynayaa inuu isagu halkan ku kaydsaday si uu lacag badan uga helo.

Leave a Reply