Tuug labo Sano Ku Jiray Koomo Been Ah

0
415

Booliiska Ingriiska ayaa xidhay tuug laba sano ku khiyaamaynayay dawladda inuu ku jiray kooma. Tuugan oo ka dhacay dad jaarkiisa ah lacag dhan 70 kun oo Doller.
 
Tuugan oo mudadaasi iska dhigayay inuu ku jiro kooma ayaa mid ka mid ah kamaradaha suuqa sawirtay isagoo wareegaya.  Ninkan oo la yidhaa KuenemanAlan oo 47 sano jir ah ayay dad taageerayaal u ahi u mudaharaadeen iyagoo sheegaya inuu qabo xanuunka faaliga oo aan loo baahnayn in maxkamada la soo taago.
 
Qoyskiisa ayaa iyana isku deyay inay kala baxsadaan maxkamada iyagoo sheegay in aanu jjdhkiisu dhaqaaq badan samayn, una baahan yahay inuu ogsiinjinta quraarad ku sito intuu nool yahay. Ninkan oo markii maxkamadda la keenay watay gaadhiga curyaamiinta si loo muujiyo inuu yahay naafo ayay maxkamado soo bandhigtay cajalado Vedio ah oo muujinaya isagoo todobaadyo ka hor gaadhigiisa wata suuqyada qaarkood.
 
 

Leave a Reply