Mareykanka oo u Baqaya Ammaanka Washington

0
397

Mareykanka ayaa shaaciyay in uu adkeynaya ammaanka dhismooyinka dowladda ee ku yaala Washington iyo magaalooyinka kale ee dalkaasi.
Waaxda arrimaha dibadda ayaa sheegtay in tallaabadani ay tahay mid taxaddar lagu muujinayo kaddib markii ay soo bexeen hanjabaado weeraro ka dhan ah mareykanka oo ka imaanaya kooxaha argagixisada.
Waxa ay sidoo kale ugu baaqday milkiilayaasha iyo maamuleyaasha goobaha muhiimka ah iyo shacabka in ay taxaddar muujiyaan.
Arrintani ayaa waxa ay daba socotaa toogashadii askari loogu geystay usbuucii la soo dhaafay  meel u dhow dhismaha baarlamaanka dalka kanada

Leave a Reply