Dhadhanka Cuntad Aya Ka Lumay

0
556

Sida uu daabacay wargeyska Dail Maial, Muddo sanad  laga joogo, ayuu si kedis ah ugu dhacay xanuun ka kexeeyay dhadhanka cuntada wiil yar oo u dhashay dalka Ingriiska.
Wargeyska oo soo xiganayay qaraabada wiilka yar oo da’adiisu tahay 12 sano, laguna magacaabo  Jones ayaa sheegay  in wiilka yari uu xanunkani ku dhacay bishi October 12 ee sanadkii hore 2013.
Wiilkan yar ayaan qabin cuduro kale , wuxuuna iskala ciyaaraa caruurta la da’da ah. Waalidka wiilkan yar aya sheegay in ila hadda aan dhakhaatiirtu ku guulaysan in dawo u helaan xanuunka wiilkan yar ku dhacay. Iyagoo sheegay in aanay weli aqoonsan xaunuunka wiilkan yar haya noociisa.

Leave a Reply