Mas Weyn Oo 5 Mitir Ah Ayaa Sariirta Hoos Galay

0
390

Waxa u suurta gashay ciidanka amaanka madaniga ah ee dalka Tailand inay ka soo saaraan Mas weyn oo dhrerekiisu yahay 5 mitir guri uu leeyahay muwaadin dalkaasi u dhashay.
Maskan oo ku hoos jiray sariirta halka ugu hoosaysa ee sariirta hurdada ayay u suurtagashay kooxdan inay soo qabtaan maskan isla markaana waxay ku rideen sanduuq ay ugu talo galeen. Masakan ayaan ilaa hadda cadayn meesha uu ka soo baxay.

Leave a Reply