Dhismaha Isbitaalkii Hitler Lagu Dawayn Jiray

0
352

Dhismayaal qadiimi ah oo aan cidi deganayn wakhtigan , gidaaradooduna dil dilaaceen ayuu ka mid yahay Isbitaalkii Pletesz oo ah Isbitaalkii gaarka u ahaa lagu dawayn jiray hogaamiyihii Naziga ee Jarmalka Hitler.   Isbitaalkaasi ayaa wakhtigan ah mid aan la iska ilaabay ka dib burburkii gidaarkii Berlin.
Isbitaalka ayaa la dhisay horaantii qarnigii 19aad kaasi oo wakhtigaasi lagu dawayn jiray dadka qaba xanuunka TB

Leave a Reply