Dalka Turkiga goob u dhow magaalada Marmaris una jirta 100 km magaalada Andakiya oo ay ku yaaliin buuro xidhiidh ah ayay dhagaxanta buurahaasi qaarkood ololayeen muddo badan oo lagu qiyaaso 2500 sano. Waxayn culmidu aaminsan tahay inay halkaasi ku jiraan gaaska Methane ee dhulka hoostiisaa.
Dadka halkaasi booqda ayaa ololkaasi ku karsada shaah iyo raashinka ay u bahan yihiin.