James Bond: Basaasiin Caan Noqday

0
382

Magaciisa waxa la odhan jiray Sidney Reilly laakiin wuxuu caan ku ahaa James Bond waxaana uu ka mid ahaa basaasiisnta Ingriisks SIS. Wuxu qaatay 11 Passport, waxaana uu guursaday 11 dumar. Midawgii sofiyeet ama Ruushka ayaa laga erayay iyadoo lagu eedeyay inuu Ingiriiska basaas u yahay. Wuxu yaqaanay kuna hadli jiray 7 Luqadood. Ilaa hadda cidna ma garanayso asal ahaan dalka uu ka soo jeedo, lamana garanyo magaciisa sax ah, xitaa isaga laftiisa ayaanba taa aqoon, ilaa uu gaadhay 19 sano wakhtigaasi oo uu ogaaday inuu dhashay isagoon Aabo sharci ahi dhalin.  Si lama filaan aha ayaa loo waayay, ilaa maanta lama garanayo meel uu ku danbeeyay.
Jansan Fu Nuno wuxu ahaa isaguna basaas Yuhuudi ah, kaasi oo maraykanka u basaasyay Yuhuudda, may ahayn ujeedadiisu inuu xoolo helo, laakiin waxay ahayd jacayl uu jeclaa dawladda Israael. Maraykanka ayaa qabtay oo xidhay. Ilaa maanta ma jiro Ra’iisal wasaare yuhuudi ah oo ku guulaystay soo dayntiisa.

Leave a Reply