Shimbiro Ku Sameeya Hawada Bandhig U Gaar ah

0
389

Arrintani waa mid ka mid ah mucjisooyinka dunida,  Shimbiraha Starlings aya sameeya muuqal ay isugu urraan oo soo baxa qab cusub oo mararka qaarkood aan la fahmi Karin inay shimbro yihiin.   Arintan Ayaan weli loo helin wax sharxaad iyagoo shimbiuruhu marark qaarookd sameeya bandhiga muuqaalkan.  Culimda aqoonta balahan u leh cilmiga shimbirha ee dalka Usteliay ayaa sheegay inay shimbruhu muuqaalkan sameeyan si ay isga diifaacaan shimbraha ugaasadada shimbiraha yaryar, taasi oo u noqta dhisme adaga oo aanay ku soo dhici Karin shibiraha ugaasdaaa.
 

Leave a Reply