Talooyin Ku Saabsan Cabidda Bunka Iyo Shaah

0
452

Goorma ayaad Bunka ama shaah cabtaa? daraasad cusub oo la soo saaray dhawaan ayaa dadka uga digtay in anay cabaan shaah ama bunka iyadoo calooshoodu  madhan tahay. Daraasada ayaa sheegtay  inay jiraan dad badan oo subixii marka ay toosaan quraacada ka hor caba bunka ama shaah. Dadkasi oo Mararka qaarkood sidaasi ku shaqo taga iyagoon aan quraacan.
Daraasadda ayaa talooyinkan usoo jeedisay : 1- In ka hor cabidda shaah ama bunka la qaato biscut haddii aanay jirin cunto kale. 2- In Caano lagu daro shaah ama Bunka.
3- waxa aan fiicnayan inaad ka badiso maalintii laba koob bunka taasi oo sababi karta wadno xanuun. 4- waxa wanagaasan in la isticmaalo Bunka ka madhan lactose iyo caanaha aan sonkorta lahayn. 5- Waxay daraasaddu cadaysay in marka xanuunada calooshu jiraan aan la cabin bunka.

Leave a Reply