Maraykanka: Magaalada Aduunka Ugu Amaanka Xun

0
392

 
Dalka Maraykanka Gobolka New Gersi, magaalada Camden aya noqotay mid ka mdi ah 10 magaalo ee ugu amaanka xun dunida. Waana Magaalada  ugu nolosha liidata dalkaasi, uguna fakhrisan.  Dadka magaaladan ku nool aya 40% ay shaqo la’ yihiin. Waxa kale oo la sheegay in 70% aanay waxbarasho helin.  Musuq, tuugada iyo wax is daba marinta aya iyana ah kuwa xadhkaha goostay. Booliiska aya muddo kooban saddex Maayar oo iska bedelay xidhay iyagoo lagu eedaynayo inay ka qayb qataan dumarka jidhkooda ka ganacsada, musuqa iyo daroogada kootarabaanka ah. Waxay leedahay suuqyo ka badan 100 oo dhamaantood daroogo lagu iibiyo. Dilka aya isna si joogto ah u dhaca, iyadoon cabsida dadka magaaladaasi ay tahay 80%.

Leave a Reply