Dubia: Magaalo Ka Mid Ah Kuwo Ugu Nolosha Wanaagsan

0
565

Magaalada Dubai aya noqotay magaalooyinka ugu cidhiidhisan dunida , ka dib marka sanadkii ay dalxiis iyo boqoshooyin iyo hawlo ganacsi u yimaadaan dad gaadhaya 7 Malyuun oo qof. Dubai waxa ku yaal Minaaradda ugu dheer dunida, Huteelka dunida ugu qaalisan, Internetka ugu xawaaraha badan dunida. Wiishka ugu dhakhsaha badan, Haro gacmeedka dunida ugu weyn iyo muuqaalo kale oo badan oo soo jiita dalxiisayaasha.  Dubai  dadka ku nool 53% waa dad Hindi ah oo haysta dhalashada Hidniya. 17% waxa haystaan dhalashada Imaaraadka, iyagoo 30%  hadhay aya yihiin kuwo sita dhalashada dalal kale . DuBai waxa lagu tiriya mid ka mid ah magaalooyinka ugu nolosha wanaagsan dunida

Leave a Reply