London: Daynta Geerashka Oo Ka Badatay Qiimaha Gaadhiga

0
408

Sida caadiga Caasimadda Ingriiska  London, waxay noqotay mid aad u cidhiidh ah, taasi oo qof kasta gaadhigiisa uu dhigto goobo geerash ah ama baarkin ah.  Dadka ayaa mudo kooban dhigta geerashyada taasi oo ay ku bixiyaan lacag yar. Laakiin ninka leh gaadhi Merchandis ee sawirka ka muuqda ayaa muddo 3 sano ah gaadhigiisa dhigay goob geerash, waxaana lagu soo dalacay lacag ka badan qiimaha gaadhigu uu joogo oo ah 22 kun oo doller . Ninka gaadhigan leh ayaa iskaga tegay gaadhigaasi markii uu is bixin waayay.  Shirkadda geerashka leh oo doonaysay inay ka qaado gaadhiga geerashka ayaanay u suurtagelin markii taayirada gaadhigu ay banajr noqdeen.

Leave a Reply