Nin Guri kula Nool 35 Abeeso

0
706

Nin Ingriis ah ayaa khilaafay qawaaniinta caadiga ah ee  nolosha, ka dib markii uu gurigiisa ay kula nool yihiin 35 Mas oo ah kuwa halista ah. Ninkan ayaa xamaamka gurigiisa dejiyay Masaskan halkaasina ku quudiya. Ninkan oo ah qof caan ku ah tartamada Baaskiladaha Naariga ah ayay dad badani u qabaan inuu yahay mid waalan oo aan dhamayn.
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here