Mucjisada Kaymaha Qalooca Ee Poland

0
513

Culimada cilmiga barashada noolaha qaabilsan (Biology) ayaan ilaa hadda u helin wax sharaxaad ah kaymaha ka baxa dalka Poland. Kaymahan ayaa dhamaantood jiradoodu ay leexanaysaa sababa aan la garanayn awgeed. Jirada ayaa marka dabe haddana toos u baxaysa. Waxaan loo bxiyay kaymah qalooca ee Poland.  Kaymahan ayaa cimrigoodu gaadha 80 sano

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here