Digaagad Dilaacisay Beed Aan Digaag Dhalin

0
411

Nin beeralay ah oo u dhashay Dalka Philipn ayaa beed shimbireed uu ka dhex helay beertiisa ku fadhsiiyaya Digaagad uu lahaa.
Digaada ayaa u haysatay in beedkani uu yahay  kii   ay dhashay.  Ninkan oo lagu magcaabo Philip Palmer ayaa cadeeyay inay ahaayeen shan midh oo beed ah, taasi oo ay digaagadu ku fadhiday muddo 30 maalmood ah. Mudadaasi ka dib waxa dilaacay beedka waxayna noqdeen kuwo shimbro ah oo asalkood uu eg, laakiin waxa iyana yaab noqotay iyagoo iska joogay digaagadda halaka iyaduna ay ka ilaalinaysay kana korinaysay. Waana naxariis Allah(sw) isu geliyay Hooyada iyo Ubadkeeda oo ah mid wax lagu qaato.

Leave a Reply