Ubax Sida Qalfoofka Madax Dadka U Baxa

0
390

Ubaxa ugu yaabka badan dunida ayaa noqday mid qaabkiisu u eeg yahay qalfoofka madaxa  dadka.
Ubaxan ayaa shabaha muuqaal madaxyo banii’aadam oo ah kuwa inta badan laga soo saaro dadka dhintay  ee  wakhti hore la aasay.  Ubaxa ayaa ka baxa Dalka Indonisaya iyo meelo kale.

Leave a Reply