OBMA: Mobilkii Ayaan Ilaabay

0
410

Waxa  ku abuurmay shaki weyn kooxaha  suxufiyiinta iyo dadka beerta guriga cad ee Washington ku sugan, ka dib markii dayuuradii uu raacay Obama oo waxyar ka hor ka duushay, ay dib ugu soo noqotay isla markaana ay fadhiisatay.  Madaxweyne Obam ayaa ka tegay Guriga cad isagoo raacay dayuurad Helicopterka ah, intii uu dhexda ku sii jiray ayuu ogaaday inuu soo ilaabay Mobilkii, waxaana uu ku amray Pilotkii inuu noqdo si uu usoo qaato Mobilkiisa.  Madaxweynaha ayaa u sheegay kooxdii yaabanyd inuu Ilaabay mobilkiisa isagoo tusay  isla markaana qoslayay, si uu uga biiyo naxdinta iyo yaabka ku dhacay shaqaalaha guriga cad.
Madaxweynaha ayaa isticmaala Mobilka nooca Blackberry, loomana ogola inuu isticmaalo noocyada kale Iphoneka, kuwaasi oo laga cabsi qabo in la dhegaysto. Ref: (KYTV/ 25/11/2014).
 

Leave a Reply