Qaraxyo Mataano ah oo ka dhacay wadanka Nigeria

0
401

Labo qof ayaa isku qarxisay suuq mashquul badan oo ku yaala magaalada Maiduguri ee waqooyiga Nigeria. Waxaa la sheegay in labadaasi qofba ay dumar ahaayeen.
Ma cada inta qof ee ku dhimatay weerarkaasi.
Laakiin shaqaalaha caafimaadku waxa ay BBC-da u sheegeen in meesha maydka lagu kaydiyo la soo gaadhsiiyay in kabadan 30 mayd.
Ururka bookoo xaraam oo gacanta ku haya magaalooyin iyo tuulooyin badan oo ku yaala waqooyiga ayaa loo malaynayaa in ay ka dambeeyaan weerarkaasi

Leave a Reply