Gabadh dhalinyaro ah oo Maraykan ah ayaa si ukas ah u gubtay kaymaha dalka Maraykanka dhul qiyaas ahaan gaadhaya 100 Mayl, kaasi oo sida la sheegay ay bakhtiintiisa qaadanayso 100 maalmood. Gabadhan ayaa doonaysay inay hawl geliso ciidamada dab demiska kuwaasi oo ay sheegtay inay caajiseen. Booliiska ayaa sheegya in 8 milyan oo doller ku bixin doonaan bakhtiinta dabkan. Dabkan aya waxyeelo gaadhsiinaya dhulka kaymaha ah. Gabadhan ayaa adeegsatay ogsiijiinta dabka laga shido. Booliiska ayaan laa hadda gacanta ku dhigin gabadhan.