Bandhiga Faa’iidooyinka Windows 10 Sanadka Cusub

0
364

Markii in badan la sugayay ayay  wakhtigan si rasmi ah ugu dhawaaqday shirkadda Microsft  ee caalmiga ahi inay soo saari doonto barnaamjika Computerku ku sheqeeyo ee Windows 10,  kaasi oo leh sifaad iyo faa’iidooyin badan oo uu kuwii ka horeeyay kaga duwan yahay.

Barnaamjkan ayaa lagu soo bandhigayaa shir la qaban doono 21 Janauary ee sanadka cusub ee soo socta. Waxaana shirkaasi ka soo qayb geli doona gudoomiyaha Shirkadda.  Shirkadan ayaa nuskhada tijaabo ah hore usoo saartay

Leave a Reply