Weli Ma Aragtay Kalluun Baalal leh Oo Duulaya?

0
384

Sida caadiga ah waxaa duulis lagu yaqaanaa xaywaanada qaar sida
Shimbiraha, Fiidmeerta, Duqsiga iwm. Balse arrinta cajiibka ah ayaa ah in kalluun duulaya uu caalamka ku nool yahay.
Inkastoo bani’aadamka ay wax badani ka qarsoon yihiin, haddana waxaa jira
Makhluuq fara badan oo aynaan weli arag oo Allaah Subxaanuhu Watacaalaa
abuuray.
Kalluunka duulaya ayaa ah mid ka yaabiyay bulshada caalamka, iyadoo ay tahay markii ugu horeysay ee la arko kalluun baalal leh oo duulaya, isla markaana leh astaamihii guud ahaan uu lahaa kalluunka caadiga ahi.

Leave a Reply