Maxaa aad ka taqaanaa 10 meelood ee laga guuray dunnidana ugu quruxda badan?

0
395

6: Abandoned City:waa magaalo  ku taala dalkaasi Taiwan,gaar ahaana gobolka lagu magcaabo Keelung, waana meel aad u qurux badan oo u eg sekedo guryo ah, waxaana ka baxay dhir kala duwan.
7: Homes domes:waa meel ku taala gobolka Florda ee Cape Romano, waana dhisme la dhisay sannadkii 1981-kii, iyada oo laga guuray,waana meel aan iminka cidi deganayn oo cid la ah.
8: Abandoned mill:waa dhisme aad u qurux badan,waana mid la dhisay sannadkii 1866, waxaana laga dhisay Calley Mills,oo kamid ah Sorrento oo ku taala dalkaasi Talyaaniga, waana meel uu wabi maro, waxaanay shaqaynaysay bilawgii qarnigii 20-naad.
9: Wonderland Amusement Park:waa meel ku taala dalkaasi Chine, waxaanay masaafo dhan 32 kilometers magaalada Beijing, waxaana la dhisay sannadkii 1998 kii,waxaana la joojiyey waxoogaa ka dib ,iyada oo loo joojiyey caqabado maaliyadeed, waxaana dib u dhiskiisa la bilaabay sannadkii 2008, iyada oo haddana la joojiyey.

Leave a Reply