Daraasado cilmi ah iyo talooyin badan oo laga sameeyay dhinaca caafimaadka kelyaha ayaa ku taliyay qofka inuu raaco talooyinkan si uu u ilaaliyo caafimaadka keliyihiisa:
- Waa inuu qofku badsadaa cabidda biyaha. Waa in qofku aanu maalintii ka badsan Milixda 5 gm. – Waa inuu qofku ilaaliyo Musuqusha marka ay kaadidu hayso . – Waa in aanu qofku isticmaalin sonkor badan – Waxa kale oo loo baahan yahay in aanu qofku badsan subagga. – Shaah laftiisa ayay daraasaddu sheegtay in aan aad loo badsan.
- Waa in aan qofku u isticmaalin daawooyinka xanuunka yareeya si xad dhaaf ah. (Antipain).