Xayawaan Halis Ah Oo Lagu Arkay California

0
373

Xaalad argagax iyo naxdin leh ayaa ku dhacday dadka Maraykanka ah ee joogay Xeeliga Santa Barbara oo ku taal Gacanka California. Naxdintan ayaa bilaabantay markii usoo baxay xayawaan aan hore loo arag. Iyadoo uu halkaasi ka dhacay duufaan xoog leh oo deegaanka bedeshay. Xayawaankan ayaa aad ugu eeg Eyga, midabkiisuna wuxu ahaa mid boodhe isla markaana leh miciyo waaweyn. Booliiska goobta ka dhowaa aya dilay ka dib markii la arkay inuu dadka soo weeraryo.   ( Alyoum  19/12/2014).
 
 

Leave a Reply