Barnaamijyada Sawirle Gaadhkiisa u Adeegsada Farshaxankiis By admin - December 22, 2014 0 662 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ninkan oo ah farshaxan aad u gadh dheer ayaa muddo 16 sano ah u adeegsanayay inuu kolba nooca uu doono u ka dhigo. Mararka qaarkood wuxu u ekaysiiya faylka, mararka qaarna xaywaanka carsaanyada , geedka Chrismaska iwm.