Markab dab ku qabsaday Gariiga

0
412


Gariiga ayaa samaynaya gurmad badan si loo badbaadiyo afar boqol iyo lixdan qof oo saarnaa markab dab uu qabsaday waqooyiga jasiiradda Corfu.
Wasiirka gaadiidka badda ayaa sheegay in ilaa boqol iyo konton rakaab lagu soo dajiyay doomo, laakiin dabaylo awgeed in ilaa soddomeeyo qof oo kaliya la saaray markab kale.
Ma jiro dad wax ku noqday. Ilaalada badaha ee Gariiga ayaa sheegay iyo dhowr markab ay caawiyaan

Leave a Reply