Dhakhtarkii Ayaa La Yaabay Sida Uu Dhiman Waayay

0
472

Darawal u dhashay dalka Barasiil ayaa dhakhtarka loola cararay ka dib markii la si fool xun loo  weeraray intii lagu guda jiray dabaal dega sanadka cusub.  Ninka aya lagu soo weeraray mindi dhererkeedu aha 30 cm taasi oo madaxa oo isha midg dusheeda ah laga tagay. Darwalka oo da’diisu ahayd 39 jir aya lagu dawaynaya Isbstilaaka magalada Terresna ee dalka Brasil.
Dhakhtarka dawayana ayaa cadeeyay inay la yaaban yhiin sida uu u badbaaday ee aanu isu bedelin dareenkiisu iyado dhawr xidid oo madax ah iyo dareemayaasha qaarkood uu baabiibayay. Waxaana yaab noqotay in aanu miyir beelin masaafad 2 km oo uu sii waday gaadhiga.
 

Leave a Reply